EMPTY CELL EMPTY CELL
home Boga Wararka articles Boga Afkaarta gallery events contact
Friday, May 9, 2008 | Login
Login
Username:

Password:


Lost Password?

Register now!
Boga Hore
Somali Link
Finance-link
Ethiopia-link
Wararakii ugu dambeeyay
Markii labaad mudo ka yar laba isbuuc ayaa magaalada gaalkacyo lagu qabqabtay dhalinyaro ka soo jeeda deegaanka Soomalida loona gacan geliyay dowladda Etiyoobiya.

Aden Cayrow oo laxaqiijiyay in uu  ku geeriyooday weerar uu Maraykanku ku qaaday Dhuusa Mareeb ..
Afhayeenka kooxda Alshabaab sheekh Mansuur ayaa xaqiijiyay in laba sarkaal oo sarsare oo kala ah Aaden Cayrow iyo Muxyadiin Muxumed Cumar ay ka mid ahaayeen dadkii ku geeriyooday duqaynta uu maraykanku u geystay Dhuuse Mareeb.

Shir sanadeedkii 5aad ee Qorahey Education Foundation (QEF) oo 26 April ka dhacay Mn, USA
Minneapols, MN 26th April 2008. Shir aad looga soo qeyb galey, loona soo abaabuley oo uu qabtey Mashruuca Waxbarashada ee Qorahey (QEF) ayaa bishan April 26, 2008 ka dhacey Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota

Inflation and Somalia Published by Html on 2008/4/27
The United Nations food agency said humanitarian emergency is worsening in southern Somalia as thousands of families flee the ongoing violence in Mogadishu.

Sheekh Cabdnaasr oo ah halgama aaad u weyn kana soo qayb qaatay dhamaan halagamd ka dhacay deegaanka soomalada ayaa shalay lagu aasay magaalada qabridahare..

KHILAAFKA RAASO muxuu ku salaysanyahay Published by Html on 2008/4/21
Khilaafkan oo u dhaxeeya laba qabiil ama qabiilo badan oo wada daga deegaanka Soomaalida ayaa ah mid akhristayaasha intooda badan ay ka warqabaan ninba heerka ay u joogtaba. Laakiin waxaan damcay bal in aan yaraha taataabto dhibku sida uu u jiro isla markaana aan tabiyo sida aan u arko in xal lagu gaadhi karo.

Anagga oo kala ah dhamaan dadkan hoos ku qoran waxaan tacsi u diraynaya Qoyska reer ugaas muxumed qani iyo dhamaan reer Muuseba geerida naxdin lahayd ee ku timid marxuun Axmed ugaas muxumed oo ku geeriyooday gobolka Ohio ee carigga maraykanka.

Wararka laga helayo jigjiga ayaa sheegaya in hadal sir ah oo sikadisa loo shaaciyay uu dhaliyay cabsi soo waajahday maamulada degmooyinka sida Jigjiga ..

Mashruuca Waxbarashada Qoraxey(Qorahey Education Foundation-QEF) waxay dadweynaha ku nool State ka Minnesota iyo nawaaxigiisa ugu bishaaraynaysaa in la qabanayo 26 April shir lagaga hadli doona xaalada waxbarasho ee gobalkaas. Waxaa kale oo shirka lagu soo bandhigi doonaa warbixno isugu jira maqal iyo muuqaal.

Weriyayaal ka socda TV caalamiga ee Aljazeera ayaa waxay galeeen degaanka Soomaalida iyagoo halkaas joogay muddo saddex bilood ah .

Waxaa jirta gumeysigii soo galey Africa muddo aan ka yareyn 200 sano ka hor wuxuu ku reebey raad yaab leh oo marka aad meelaha taariikhdii hore lagu keydiyo aad tagto waxaad ku dhawaan inaad aad naxdin la duusho waxay dhacey labadaas boqol ee sano, laakiin haddana waxaad ku farxi kartaa in wixii reer galbeed ay qoreen aysan wada qarin oo rag runta sheegey uu jiro

Sida la wada og yahay waddanka mareykanku waa waddan cusub marka laga hadlayo taariikhda adduunka(Old history ) waayo waxaan ognahey in la helay wax ka yar 700 sano haddaba waddankan oo ahaa dhul dihan ayaay dadkii caalamka ee ku dhibaateysnaa waddamadoodu ay u wada hayaameen siiba waddamada yurub siiba dhulka UK iyo Ireland loo yaqaan maanta

Wakaalada wararka ee Ethiyoobiya lana dhaho Ena ayaa shaacisay magacyada 8 ruux oo dowladda Etiyoobiya sheegtay in ay ka qayb qaateen weerarkii ay jabhada ONLF ku qaaday Cobole.

Aaden cabdi Ader oo maanta loo soo qaadayo dubai ...
Aden cabdi Ader oo ah shaqaale caalami ah una shaqeeya save the Children , ayaa ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay qaraxii lala beegsaday mukhaayad ku taalay Islamabaad, Paakistaan.

Madaxwayne Cabdilaahi Lugbuur ma waxaa loo wadaa  Wakiilka Cusub EE Xafiiska  Ethiopian Trade Office  Hargaysa  Somaliland,
Wararka la isla dhex marayo jigjiga maalmahan ayaa waxay sheegayaan in Madaxwaynaha Deegaanka soomaalida Mudane C/laahi Xasan Lugbuur ku jira wax lagu Tilmaamay Exit Strategy .

Wararka ka imanaya xarunta addis ababa ee dalka itoobiya ayaa sheegaya in ay magaalada jigjiga gaadheen gudi loo xilsaaray inay wax ka soo ogaadaan qaabka loo soo dhisay xisbiga dimuqraadiga shacabka soomaalida iyo sidoo kale wax lagu tilmaamay fadeexad si badheedh ah lagula kacay

Kuala Lumpur (12th March 2008): Annagoo ah beesha Absame ee degan wadanka Malaysia, waxaanu si kulul u canbaarayneynaa weerarkii waxashnimada ahaa ee ciidamada Maraykanku ku qaadeen magaalada Dhoobley saacaddu markay ahayd 03:00am, taariikhduna ahayd 3rd March 2008, weerarkaas oo lagu gumaaday dad rayid ah oo aan waxba galabsan oo u badan haween iyo caruur.

Maqaal : SHALAY TUUG MAANTA SHEEKH , jahawareerka gobolka yaa ka dambeeya ..
Markaad eegtid magacaabida iyo casilaada masuuliyinta ama aad fiiriso xafiisyada deegaanka iyo maamulada kala duwan ee kajira heer gobal, heer degmo amaba xisbiga talada haya waxaa kuu muuqanaya daganaansho la? aan iyo jahawareer fara badan. Waxaa laga yaabaa in dadka qaarkii iswaydiiyaan maxaa keenay jahawareerka intaas la eg? Miyayna dawladdu isla soconin? akhri maqaalkan.

Dhamaadkii shirka ayaa waxaa la soo yareeyay xubnihii golaha dhexe iyadoo laga dhigay 47. waxaa laga saaray golaha dhexe xubno fara badan oo ay ku jiraan ruug cadayaal.

Furitaankaii Xisbiga talada Deegaanka haya ee Somali People's Democratic Party (SPDP) ayaa ku furmay is xagxagasho iyo is dhaleecayn xoog badan iyadoo la weeraray xubno wasiiro iyo xildhibaano federaal iyo weliba kuwo xisbiga ah ...

Mogadisho 8 March. 08 (Sh.M.Network)- Madaxweeynaha Dalka Eritrea ayaa si weyn u dhaleeceeyay Weererkii diyaaradaha Dagaalka dalka Mareeykanka ay ka geeysteen Dalka Somalia Todobaadkii Tagay.

Submitted by amiin on Fri, 03/07/2008 - 14:56.
masawir:

BRUSSELS, Belgium (Shabelle 07/03/08) ? Waris Dirie, oo ah moodalad can ah oo u dhalatay dalka Soomaaliya haddana ah haweeney u ololeysa xaquuqda dumarka ayaa lagu la?yahay xarunta dalka Biljimka ah ee Brussels sida ay daqiiqado ka hor ay sheegeen madaxda hay?adda Weris ay leedahay.

Wiil Soomaaliyeed oo lagu magacabo Maxamed obsiye ayaa lagu xidhay Xabsi ku yaala magaaladda Jiddah ee wadanka Sucuudiga.

Ururka Nabada iyo Horumarinta Soomalida Ethiopia iyo xaflad ka dhacday Aqalka Baarlamaanka ee LONDON , UK
Xaflad loogu magacdaray maalinka Dhaqanka ee qoomiyadaha ku nool Ethiopia ayaa dhawaan lagu qabtay Jubilee room ee guriga Baarlamaanka.

Ergayga qaramada midoobay u qaabilsan Soomalaiya Ahmedou Ould-Abdallah oo ka hadlayay weerarkii Maraykanku uu ku qaaday Dhoobley ayaa ka codsaday Caalamka in aynan iska indhatirin xaalada ay ku sugan tahay Soomaaliya

Dadaal balaadhan oo ku aaddan waxwada qabsi iyo horumar oo ay jaaliyadda Dhanaan ee dalka Kenya wadday bilihii ugu danbeeyey ayaa kusoo dhamaadey guul iyo isafgarad loo riyaaqey laguna diirsadey.

Saddex kantaal oo ay soo rideen dayaaradaha Maraykanka ayaa ku dhacay magaalada Dhoobley iyadoo laba ka mid ahi ay ku dhaceen laba guri halka kan saddexaadna uu ku dhacay meel cidla ah.

Dad aad u badan oo isugu jira waayeel, dumar, caruur iyo ragba ayaa lagu xasuuqay halkaas. Dad fara badan ayaa lagu daadiyay webiga. Dad badan oo waayeel ,curyaamiin iyo caruur aan socon karina waa laga carary oo laga tegey

Dood dhex martay  guddomiyaha guddiga sare e ONLF Doolaal iyo Hogaamiyaha jabhada midowga Soomalai Galbeed  Sheekh Ibraahim
Doodaas dhex martay labada masuul ayay kaga hadlayaan Muxuu ku saabsan yahay khilaafka jabhadaha JMSG iyo ONLF, Magaca loo yaqaan gobolka, hadafka loo dagaalamayo , khilaafka ONLF guddeheeda iyo arimo kaleba halkan ka akhriso doodii oonu soo koobnay ...

Wararka ka imaanaya degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ka tirsan ayaa sheegaay in halkaasi lagu diley sadex qof halkan shan kale lagu dhaawacay rasaas kooxo hubaysan inay fureen koox hubaysan.

special articles